Xog: Ciidamada Xasilinta oo Howlgalkii Muqdisho u badalay qaab cusub…..

Ciidamada Xasilinta Caasimada ayaa howlgaladii Magaalada Muqdisho ka badalay sidii hore waxaana howlgalada cusub ay yihiin kuwo habeenkii ah waxaana xalay howl gal ballaaran ka sameeyeen xaafado ka timid ah degmada Warta Nabada (Ex Wardhiigley), waxaana howl galkaas lagu soo qabtay dad ku dhow boqol ruux.

Howl galkan ayaa ahaa mid guryaha iyo gaadiidka lagu baarayay ayaa dadka lagu qab qabtay ay ahaayeen dhalinyaro ku noolaa xaafadahaas.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD




DAAWOO