War Deg Deg ah : Dagaal Xoogan oo ka bilowday Tukaraq iyo Ciidamada Puntland oo

Wararka hadda naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka bilowday dagaal xooggan, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland.

Wararka ayaa waxay sheegayaan in dagaalkan uu bilowday kadib markii ay soo rogaal celiyeen ciidamada Puntland.

Ciidamada Somaliland ayaa difaac adag kaga jira duleedka deeganka Tukaraq oo dagaalka uu ka socdoi, lamana oga khasaaraha rasmiga ah ee halkaasi ka dhashay.

Readers Comments (0)



DAAWWO