DEG DEG : Yaa kamid ah Saraakiisha Shabaab ee lagu dilay Duqeyntii Xalay ka dhacday Deeganka ..

Diyaarado dagaal ayaa duqeymo xoogan ka fuliyay tuulooyinka ku dhow dhow deeganka Diif ee Gobolka Jubbada Hoose

Wararka ayaa Sheegaya in duqeymaha ay ka dhaceen dafaha deeganka Diif halkaas oo la sheegay in ay ku sugan yihiin dagaalyahao iyo saraakiil sare oo ka tirsan Shabaab kuwaas oo saacado ka hor isaga baxay deegankaasi diif

Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa la wareegay deeganka Diif ee gobolka Jubbada Hoose kadib markii ay isaga huleeleen Shabaab

Diyaaradaha ayaa duqeyn la beegsaday Gaadiid ay saarnaayeen Saraakiil sare oo Shabaab ah kuwaas oo isaga baxay deeganka waxaana wali si dhab ah loo xaqiijin karin khasaaraha dhabta ah ee ka dhacay deeganka,

Readers Comments (0)



DAAWWO