DEG DEG DHAGEYSO : Waa Kuma Ninkii Xalay lagu dilay Baraawe iyo Shabaab oo War lama filaan ah kasoo saaray

Kooxo hubeysan ayaa Magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay xalay ku dileen Nabadoon caanka ah Magaaladaas

Nabadoonka ayaa xiliga la dilyay ka soo baxay Masjidka xili uu ku soo dukaday Salaadii Cishaha sida uu Radio Dalsan u xaqiijiyay gudoomiyaha degmada Baraawe Xusen Barre Maxamed Jeex.

Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Sayidinaa Xaajoow,waxaana la sheegay in uu Maamulka degmada caawin jiray isla markaana dhowr maamul las oo shaqeeyay.

HALKAN GUJI OO KA DHAGEYSO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD




DAAWOO