DEG DEG DHAGEYSO : Rag Shabaab ka tirsan oo Weeraray Gudoomiye Caan ah oo Nolasha lagu qabtay

Shalay Gelinkii dambe ayaa waxaa kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen markale xili uu ka soo baxay degmada Maxaas kuna soo jeeday Baladweyne kolonyo uu l socday Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan.

Weerarkaas kadib Ciidamada kala duwan ee Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sameeyay howlgal ay sheegeen in ay ku soo qabteen dadkii ka dambeeyay weerarkaas.

Maxamed Maxamuud Rooble oo ah ku simaha taliyaha Ciidamada Booliiska Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in howlgallo laga sameeyay tuulooyin u dhow degmada Maxaas iyo degmada Buq’qable ay ku guuleysteen in ay qabtaan raggii weeraray kolonyada uu la socday Gudoomiyaha G/hiiraan.

HALKAN GUJI OO KA DHAGEYSO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD




DAAWOO