DEG DEG DAAWO : Waa Kuma Amiirka Cusub ee Shabaab iyo Abu Cubeyda oo Doon kaga baxday Xeebta Magaalada

Hogaamiyaha Shabaab ayaa hada waxaa soo wajahaya Culeyso badan oo kaga imaanaya dhana Ciidamada dowlada iyo kuwa mareykanka kuwaas oo bartilmaameedyo ka dhigtay xarumaha ay ku dhuumaaleysanayaan Saraakiisha iyo dagaalyahanadooda,

Hadaba wararka soo baxaya ayaa sheegaya in Hogaamiyaha shabaab abu cubeyda loo geeyay doon ay kaga baxsanayaan duqeymaha iyagoo hada la sheegay inay ku sugan yihiin dhanka xeebaha,

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD




DAAWOO