DEG DEG DAAWO : Somaliland oo ku dhawaaqay in aysan ka bexeynin Tukaraq kuna dhawaaqday dagaal Cuusb in ay ku qabsaneyso deegano cusub

Golaha Wakiilada ee maamulka Somaliland oo yeeshay fadhi deg deg ah oo ay uga hadlayaan dagaalada ka soo cusboonaday gobalka Sool, ayaa ku dhawaaqay in ay Tukaraq tahay deegaanada ay maamusho Somaliland, ayna sii joogi doonaan ciidamadooda.

Gudoomiyaha baarlamaanka Canbaashi oo la hadlay warbaahinta markii uu soo dhamaaday shirkaas ayaa sheegay in hwlgalkan ciidamadan uu qeyb ka yahay howlgalo ay qorsheysay Somaliland, oo kal hore doorashadii ay soo kala dhexgashay.

Gudoomiyaha baarlamaanku wuxuu cadeeyey in ay jireen dhacdooyin horey loogu soo qaaday Somaliland, oo ay soo abaabushay dawladda Soomaaliya, oo ula jeeday booqashooyin Wasiirka qorsheynta & Maalgashiga caalamiga ah ku tagay degmada Dhahar ee gobalka Sanaag.

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Readers Comments (0)



DAAWWO