DEG DEG DAAWO : Sheekh Mukhtaar Roobow oo Beeniyay inuu isku dhiibay Dowlada Somaliya iyo Madaxweyne Farmaajo oo layaab ku noqotay

Sheekh Mukhtaar Roobow Abu maansuur Oo ka Tirsana Hogaamiyaasha Kooxda Shabaab lakiin hada Dowlada la Heshiiyey Ayaa Amar kasoo saaray Inuu isku Dhiibey Dowlada Soomaaliya,Sida Inta Badani saxafada Ugu Yeedho Markay ka Hadlayaan.

Sheekh Mukhtaar Roobow Abu maansuur Ayaa baydhabo tagey waxaana Uu iskugu Yeedhay Wariyaasha Baydhabo,Wariyaasha Ayaa U Malaynayey Inuu ka Hadli doono Dagaalka Shabaab Lagula Jiro Iyo waliba Imaan Shahiisa Baydhabo.

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD




DAAWOO