DEG DEG DAAWO “ Qaabkii u dhacay Dagaalkii dhexmaray Ciidamada Somaliya iyo kuwa Kenya CeelWaaq

Ciidamada Militariga dalka Kenya ayaa weerar Xoogan kusoo qaaday saldhig ciidamada somaliya ku leeyihiin ceel waaq kadib markii ciidamada Kenya ay soo xirten Dharka caanka ku yihiin kooxda Shabaab sido kalana Indhaha Soo duubteen,

Saraakiisha Ciidmada Militariga Somaliya ayaa Sheegay inay rumeyan yihiin ciidanka Soo Weeraray ay yihiin kuwa dalka Kenya halkaana kaga dhintay Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada Xoogan

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Readers Comments (0)



DAAWWO