DEG DEG DAAWO : Qaabkii loo Xukumay Ragii Shabaab ka tirsanaa ee Maanta Xukunka lagu fuliyay

Maxakamada Ciidamada Qalabka sida ee somaliya ayaa maanta go’aan ka gaartay Rag ka tirsan Shabaab kuwaas oo siyaabo kala duwan loogu qabtay Muqdisho iyagoo qorsheynaya qaraxyo ay ka geystaan muqdisho

Maxkamada ayaa ragaan la qabtay ku kala xukuntay xabsiyo kale duwan waxaan ragaan la qabtay qaar kamid ah laga helay muuqaalo ay duubeen kaamirooyinka cctv ee ku xiran goobaha ganacsiga

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD




DAAWOO