DEG DEG DAAWO : Qaabka u dhacay Dagaalka Puntland iyo Somaliland iyo Tiknikadii ugu badneyd oo gaartay Jiidaha Dagaalka

Wararka ka imaanaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo dhawaan ay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan Maamulada Puntland iyo Soomaaliland ayaa sheegaya in maanta deegaankaas uu ka jiro dhaq dhaqaaq ciidan oo ay wadaan dhinacyadii halkaasi isku haayay.

Warar aan heleyno ayaa tilmaamaya in Ciidamada soomaaliland ee ku sugan deegaankaas Tukaraq ay saakay bilaabeen dhaq-dhaqaaq ka duwan midkii shalay ka jiray deegaankaasi.

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Readers Comments (0)



DAAWWO