DEG DEG DAAWO : Muxuu Sheegay Sargaalkii ka soo baxsaday Shabaab ee kusoo Biiray Dowlada

Horjoogahan Kooxda Alshabaab ka tirsan ayaa sheegay in kooxda Alshabaab dhexdeeda ka jiro khilaaf xoog leh, ayna bilaabeen in dhexdooda ay is dilaan cabsi darteedna uu naftiisa u la soo Cararey.

Horjoogaha ka tirsan shabaab ayaa la sheegay inuu laf ahaantiisa la soo baxsaday naftiisa, markii uu ka baqay in la khaarijiyo, kadib markii xubno ka tirsan Alshabaab looga shakiyey inay wadahadal kula jiraan dowladda Soomaaliya.

HALKAAN RIIX OO KA DAAWO

 

 

Readers Comments (0)



DAAWWO