DEG DEG DAAWO : Muuse Biixi oo Ku Hanjabay inuu Qabsan doono Magaaladii labaad ee ka Tirsan Puntland

Madaxweynaha Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Dagaalka ay Ciidamadiisa kula wareegen Deegno ay maamulaan Puntland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Gudaha Magaalada Tukaraq Kula Hadlayey Kumaan Askari oo Ka Tirsan Ciidanka Somaliland Ee Tukaraq Ka Qabsaday Ciidanka Puntland Waxa uuna u Sheegay in ay Sii Wadaan Dagaalka Lagu Qabsanayo Guud ahaanba Gobolka Sool.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO

 

Readers Comments (0)



DAAWWO