DEG DEG DAAWO : Madaxweyne Xaaf ooo Soo bandhigay Qaabka loo qeybsaday Awooda Galmudug iyo Ahlusuna

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ka hadlayay Heshiiska Taariikhi ah ay la gaareen Ahlu suna ayaa ku tilmaamay mid dhabaha u xaaraya deganaasho iyo Xasilooni lagu soo dabaalo deegaanada Galmudug.

Mudane Xaaf ayaa soo dhaweeyay Heshiiska,isagoo tilmaamay in walaalalaha Ahlu suna soo dhaweyntooda uu u maray wadooyin badan dhib badan uu kala kulmay,sida uu hadalka u dhigay.

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD




DAAWOO