DEG DEG DAAWO : Hogaamiyaha Shabaab oo laga baadi goobayo Gedo iyo Ciidamo diyaarado wata oo loo diray

Maamulka gobolka Gedo ayaa faahfaahin ka bixiyay xubno ka tirsan Al-Shabaab oo gaaray degaano badan oo ka tirsan gobolka Gedo.

Gudoomiye ku xigeenka Gedo Cusmaan Nuur Xaaji ayaa Warbaahinta u sheegay in ciidamada maamulka Jubbaland ay u diyaar garoobeen howlgal ka dhan ah Al-Shabaab.

Waxaa uu sheegay in ay badan yihiin xubnaha Al-Shabaab ee soo gaaray gobolka Gedo, islamarkaana ay gaarayaan ilaa kun Askari oo wata gaadiidka dagaalka.

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD




DAAWOO