DEG DEG AKHRISO : Maxaadan Ogeyn oo Saaka ku dhacay Hogaamiyaha Shabaab iyo Ilaaladiisa

Warar si hoose ayaa sheegaya in si dirqi ah uu ku badbaaday hoggaamiyaha Xarakada Al-shabaab Axmed Diiriye, kaasi oo ku dhuumanaya gobolka Gedo.

Ilo lagu kalsoon yahay ayaa waxay sheegayaan in hogaamiyahan oo ku dhuumanayey keyn ku taalla Gedo ay duqeeyeen diyaarado dagaal oo loo maleynayo in Maraykanka leeyahay.

Diyaaradahan ayaa dhowr madfac ku tuuray halkaasi gelinkii dambe ee shalay oo Arbaco ahayd.Xogta ayaa sheegeysa in qaar kamid ah ilaaladii Axmed Diiriye ay waxyeello xooggan soo gaartay, balse isaga uu badqabo, sidoo kalena aanay jirin wax dhaawac ah oo soo gaaray.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD




DAAWOO