DAWO :-Wasiir Caan ah oo ka Tirsan Somaliland oo Isku badalay Beeraleey & Sababta ku kaliftay

Wasiirkii hore ee ganacsiga Somaliland Cumar Shuceyb Maxamed, ayaa ka mid noqday Beeraleyda ku nool deganada Somaliland.

Cumar Shuceyb ayaa todobaadkii saddex maalin oo ka mid ah wuxuu beer ku fashaa degaanka Sheelane oo 37-KM u jirta Magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil.

Cumar Shuceyb oo Warbaahinta kula hadlay beertiisa degaanka Sheelane, xilli uu ku guda jiray tacbashada Beerta, ayaa wuxuu ka sheekeeyay waxyaabaha kala duwan ee beerta laga soo saaro.

Readers Comments (0)



DAAWWO