(DAAWO)Cali Khaliif Galeyr oo hadal Sir ah afka ka xaday Puntland iyo DFS oo ogaatay In QM ay ku……

Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa shaaca ka qaaday in QM iyo Beesha Caalamka ay ka war hayaan heshiiska ay ugu biirayaan Somaliland.

Isagoo ka hor hadlayay shacabka magaalada Buuhoodle ayuu sheegay in beesha caalamku ku faraxsan tahay talaabada ay qaadeen.

Dhanka kale waxaa uu digniin xoogan udiray maamul goboleedka Puntland oo uu sheegay ineysan xaq ulaheyn in deegaanada KHaatumo ay shegtaan.

Sidoo kale, waxaa uu luuqad adag kula hadlay dowlada dhexe ee Soomaaliya, taas oo aan ku faraxsaneyn talaabada ay qaaday Khaatumo State

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD




DAAWOO