DAAWO : Wiil Gacamo la’aan ku dhashay iyo Hooyadii dhashay oo Curyaan oo fariin Naxdin leh soo dirtay

Bulshada Koonfur galbeed ayaa dalbaday in la caawiyo Wardheere Cali Maxamed oo ah Wiil yar oo ku dhashay gacmo la’aan.

Wiilkani yar oo gacmo la’aanta u dheer tahay xanuuno daashaday ayaa Waalidkiisa waxay yihiin kuwo sabool ah oo aan awoodin dawadiisa noloshana ku daba cadahay.

Guddoomiyaha Bulshada Rayidka Koonfur Galbeed C/qaadir Sheikh cali iyo mas’uuliyiin kale ayaa booqday guriga uu ku nool yahay Wiilka yar ee gacmo la’aanta dhashay.

Hooyada Wiilka dhashay waa Curyaan oo iyadaba aan waxba isugu oolin,iskabana daa xanaaneynta canuga

Readers Comments (0)



DAAWWO