DAAWO : Warkii ugu Weynaa oo kasoo kordhay Dagaalka Somaliland iyo Puntland iyo Hanjabaad Culus

Xilli ay sii xoogaysanayaan xiisadaha ka dhex aloosan Puntland iyo Somaliland isla markaasna uu dagaal ku dhex maray ciidamada Somaliland iyo Puntland deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa arintaasi ka hadlay gudoomiya Guurtida Somaliland.

Gudoomiyaha gollaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa isugu yeedhay xubanaha ku jira gollahaasi fadhi dheg dheg ah golaha Guurtida, wuxuuna uga warbixiyey xaalada colaadeed ee ka dhex taagan Puntland iyo Somaliland isagoona ku han jabay in Shan Kiilo Mitir u jirto madaxtooyada Puntland lana wareegi karaan ciidamadoodu.

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

 

Readers Comments (0)



DAAWWO