DAAWO VIDEO : C/wali Gaas oo Dagaal Culus ugu Hanjabay Maamulka SOmaliland Hadii aysan ka bixin Tukaraq

Madaxweynaha Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Garoowe ataa ka hadlay dagaalkii somaliland ku qabsatay deeganka tukaraq ee gobolka Sool,

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu horeyn SOmaliland ku eedeeyay inay carqaladeyneyso safarka madaxweyne farmaajo iyo midnimada Umadda Somaliyed islamarkaana ay garabsiineyso Kooxaha Daacish iyo Shabaab

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Readers Comments (0)



DAAWWO