DAAWO : Qorshaha Ugu Weyn Booqashada Madaxweyne Farmaajo Magaalada Gaalkacyo oo La Ogaaday

Madaxweynaha dawlada Federaalka somaliya maxamed C/llahi farmaajo ayaa saaka la filayaa inuu gaaro magaalada Gaalkacyo ee xarunta maamulka Galmudug

Socdaalka madaxweynaha Somaliya ee magaalada Gaalkacyo ayaa salak ku haya labo u jeedo kala ah dhameystirka Heshiisyadii nabad Galyada ee gobolka Mudug kaas oo ay bilaabeen Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug iyo sido klae Kormeer iyo indha indheyn ku aadan Xaalada Shacabka ku nool Gobolka Mudug

 

Readers Comments (0)



DAAWWO