DAAWO NAXDIN: Shacabka Muqdisho oo Dhib Weyn ku Qaba Dowlada iyo AMISOM Kadib Markii.

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa dhibaato aad u weyn waxay ku qabaan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Waxaa jira shacab ay ciidamada dowladda iska dileen ama dhaawaceen cidna aan ka dabatagin dadkaasi iyo sidoo kale dad ay laayeen AMISOM oo aan iyaguna sidaasi oo kale lala hadal

HALKAN HOOS RIIX OO DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD




DAAWOO