DAAWO Muuqaal: Barnaamij Naxdin leh iyo Carruur Soomaali ah oo Laxasuuqay Ingiriiska….

Dalka Ingiriiska ayaa waxaa ka dhaca dilal ay isku geystaan dadka Soomaalida ah gaar ahaan dhallinyaradda.

Barnaamij laga diyaariyay falalkan ay Soomaalidu isku dileyso ayaa waxaa laga duubay Muuqaalo aan la fileyn.

Saraakiil katirsan laamaha amaanka ayaa sheegay in dhalinyarada Soomaalida ah ay halis ugu jiraan falal qatar ah oo noloshooda ay ku weyn karaan.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




AD




DAAWOO