DAAWO : Maxaadan Ogeyn oo ka Cusub Muqdisho Shacabka oo ku Faraxsan Hal Arin

Waxaan Halkaan idin kugu soo gudbineynaa Muqaal iyo warbixin ku saabsan Nolasha Magaalada Muqdisho Sanadkaan Cusub 2018 iyadoona Booqasho lagu tagay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka Socda dadaalo iyo hormaro balaaran waxaana hada soo muuqaneysa inay shacabka Magaalada muqdisho si weyn uga Soo kabanayaan dhibaatada dhanka amaanka wallow amagaalada Maalmahaan dambe ay soo badanayaan dadka habeenkii lagu dilo

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Readers Comments (0)



DAAWWO