DAAWO : M/Weyne Farmaajo oo Wax uusan Fileyn ku Arkay Suuqyada Magaalada Boosaaso

Madaxweynaha Somaliyed Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa siyaabo kala duwan ula kulmay Kheybaha Bulshada
Kunool magaalada Boosaaso isagoo xariga ka jaray xarunta Fibre Obtiga ee magaalada Boosaaso ka dhistay Shirkada
Goolis ,

Farmaajo ayaa sido kale goobaha lagu nasto kula kulmay Shacab aad u badan oo iskugu jira dhalinayaro isagooKala hadlay Waxyaabo badan

Sido kale Farmaajo ayaa kusoo wareegay Xarumaha laga Dukaameysto ee magaalada Booosaso isagoo ka iibsaday
Alaabo qaali ah

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Readers Comments (0)



DAAWWO