DAAWO : Dabcasar oo laga Xaday Lacagtii ugu badneyd ee Bankiga ugu Jirtay Muqaal Naxdin leh

Waxaan Halkan idin kugu soo gudbineynaa Muqaalka Dabcasar oo sheegay inta uu ku maqnaa somaliya laga xaday lacagtii i taalay bankiga

Dabcasar ayaa Sheegay inuu bankiga lacagtaan u dhigtay inuu u heystay meel amaan ah lakiin hada lacagtaas uu ka dhacay nin uu sheegay inuu ka shaqeeyo bankiga kaasi oo dadka uga digay inay aaminaan

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Readers Comments (0)



DAAWWO