WARARKA DHACDOOYINKA

DEG DEG DAAWO : Dowlada Oo Muqdisho Keentay Idaacadii Andulus ee Shabaabka lahayeen

Dowladda Soomaaliya ayaa goordhow ku dhawaaqday iney gacanta ku dhigeen xaruntii Idaacada Andalus oo ay lahaayeen Shabaab. Sii hayaha Wasiirka Warfaafinta dowladda Soomaaliya oo shir

Continue Reading »

Qeybta WARARKA DHACDOOYINKA

Daawo Subxanallah : Nin Soomali ah Oo Xaaskiisa Asagoo Fiirinayo Hortiisa Ku Kufsaday Magafe Liibiya

Waxaan Halkan idin kugu Soo gudbineynaa Wareysi naxdin leh oo lala yeeshay Mid kamid ah Dadkii laga Soo badbaadiyay Xabsiga Magafayaasha Liibiya Ninkaan ayaa ka

Continue Reading »

WARARKA DHACDOOYINKA Archives

DAAWO ; Yaa ka mid ah Madaxdii ka qeyb gashay Salaadii Janaasada ee Marxuun Nabadoon Axmed Diiriye
- Feb 21, 2018
Madax ka tirsan Dowladda Federaalka Somaliya ayaa ka qeyb galay janaasada Allaha u Naxariiste Marxuum Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka dhacday Masjidka Isbaheysiga Islaamka, R/Wasaaraha Soomaaliya, Wasiirada Amniga, Isgaarsiinta, Guddoomiyaha ...
DEG DEG : Sababta Loo Xiray Wadooyinka Muqdisho Oo la Ogaaday & Wafdi Caalami ah Oo imaanaya
- Feb 21, 2018
Ciidamo isugu jira boolis iyo nabadsugid ayaa la dhigay wadooyinka halbowlaha ah ee magaalada Muqdisho, iyadoo laga mamnuucay inay isticmaalaan gaadiidka. Wadooyinka la xiray gelinkii danbe ee Tallaadadii ayaa waxaa ka ...
AKhriso : Mareykanka Oo War ka Soo Saaray Askari Looga Dilay Gudaha Somaliya
- Feb 21, 2018
Waaxda dowladda mareykanka u qaabilsan howlgalada Africa ee Africom ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay warar sheegaya, in Ururka Al-shabaab askari katirsan ciidankooda ay ku dishay weerar ka dhacay koonfurta ...
DEG DEG DHAGEYSO : Galmudug Oo Diyaarisay Ciidamadii La Dagaalami Lahaa Shabaab
- Feb 21, 2018
Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug oo Ciidamo tababar ugu soo xiray Magaalada Balihowd ayaa dardaaran u jeediyay ciidamadaas kaas oo ku aadanaa ka qeyb qaadashada dagaalka Al-Shabaab. Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ...
DAAWO : R/Wasaare Kheyre Oo ka Farxiyey Dhalinyaradii Liibiya lga Soo Celiyay & Arin Halis ah
- Feb 21, 2018
Raiisul wasaaraha xukuumada soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah dhalinyara dhawaan dowlada soomaaliya ay kasoo celisay Dalka Liibiye oo afduub ahaan loogu haystay siyaaba ...
DAAWO :- Muxuu Sheegay Wiil Somali ah Oo Gabar Cadaan Ah Saxiibtinimo Caruur Ooga Dhalay
- Feb 20, 2018
Wiil Somaliyed ayaa su'aal layaab leh soo weydiiyay Culimada SOmaliyed barnaamijka Itali,Wiilkan ayaa Sheegay inuu gabar Cadaan ah Saaxiibtimo Wiilkan ayaa Sheegay in Saaxiibtinimo caruur uga dhalay hadana Guriga u Joogto ...
Daawo NAXDIN : Gabar Soomala Oo Ku Dhex Umushay Xabsiga Magafe Ee Liibiya Oo Fariin usoo dirtay Somalida
- Feb 20, 2018
Waxaan Halkan idin kugu Soo gudbineynaa muqaal Naxdin leh oo ay soo dirtay Gabadh Somaliyed oo Tahriibtay Oo Xabsiga Liibiya ku dhex dhashay ilmo yar. Gabadhaan ayaa Sheegtay in Xabsiga ku ...
DEG DEG : Shabaab Oo Hada Sheegtay Dilka Askari Mareykan ahaa oo lagu dilay Magaalada..
- Feb 20, 2018
War kasoo baxay Kooxda Al-shabaab ayaa lagu sheegay in dagaal ka dhacay wadada xiriirisa deegaanka Buula Guduud iyo Yoontooy ee duleedka kismaayo, in lagu dilay askari cadaan ahaa iyo afar ...

Next Page »