MUQAALO

DAAWO : Maxaa lagu Weynen Karaa Xubinta Taranka Raga iyo Sheekh Caan ah oo Soo bandhigay

Waxaan Halkan idin kugu soo gudbineynaa Waxayaabaha lagu weynen karo Xubinta Taranka Raga ,waxaana su’aal arintaa la xariirta la weydiiyay sheekh Shibili, Sheekha ayaa arintaa

Continue Reading »

Qeybta MUQAALO

DAAWO : Maxaa kala Qabsaday Farax Murtiile iyo Gabadhii uu Weydiiyay Su’aasha Yaabka leh

Majaajilistaha Caanka ah farax Murtiile ayaa isku badalay Wariye kadib markii uu iskaga fadhiistay xirfadii jiliinta riwaayadaha kadib Muddo badan uu kusoo dhex jiray, Farax

Continue Reading »

MUQAALO Archives

DAAWO : Ciidamadii ugu Badnaa oo Goordhow lagu arkay Magaalada iyo Xaalada Afgooye kacsan
- Dec 11, 2017
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la dejiyay inta u dhaxeyso deegaanka Ceelasha Biyaha iyo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ujeedka Ciidamadaan loo dejiyay halkaasi ayaa lagu sheegay ...
DEG DEG DAAWO: Wax ka Ogow Qorsha Halista ah ee Mareykanka la damacsan yahay Kooxda Shabaab
- Dec 11, 2017
Wasaaradda Difaaca dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in la kordhiyay muddada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay weerarrada ka fulin karaan Gudaha Soomaaliya. Bishii October ayaa dowladda Mareykanka waxa ay sheegtay ...
DEG DEG DAAWO : Qaabka Yaabka leh ee loo Qoro dhalinyarada Ku Soo Biireysa Booliska Somaliya
- Dec 10, 2017
Ciidamada Booliska Dowlada Somaliya ayaa waxaa loo qoraa qaabab kala duwan waxaan Halkaan idin kugu soo gudbineynaa Qababka kala duwan ee loo qoro ciidamada Booliska Dowlada SOmaliya, HALKAN GUJI OO KA ...
DEG DEG : Qaabkii u dhacay Weerarkii lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Shabaab iyo Xaalad oo kacsan
- Dec 10, 2017
Wararka ka imaanaya degmada Buurhakaba ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay weerar ay qaadeen ciidamada maamulka Koofur galbeed iyo ciidamada xoogga dalka. Afhayeenka Maamulka Koofur Galbeed Nuuradiin Abuubakar ...
DEG DEG DAAWO : Qaab Nuuce ah ayuu u dhcay Xasuuqii Israaiil u geystay Shacabka Falastiin
- Dec 10, 2017
Maamulka Isra’il ayaa sheegay iney duqeeyeen deegaano ay ku sugnaayeen Ururka Xamaas,waxaana la soo sheegayaa in duqeyntaasika dhalatay khasaaro. Duqeynta ayaa imaaneysaa maalmo ka dib markii madaxweynaha Mareynkanka Donald Trump uu ...
DEG DEG DHAGEYSO : Dagaal ka dhacay Muqdisho iyo Ciidamo ka tirsan Dowlada oo ku dagaalmay
- Dec 9, 2017
Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo rag hubeysan oo lagu sheegay Ciidan beeleed ayaa maanta ku dagaalamay Xaafad ka mid ah degmada Hodan ee gobalka Banaadir, waxaana wali taagan xiisad ...
DAAWO : Maxay Soomaliland Tiri Go’aanka Trump ku aqoonsaday Quduz iyo Shacab careysan oo ku dhawaqay
- Dec 9, 2017
Shacabka Magaalada Boorama ayaa Si Caro leh uga hadlay go'aanka donald trump ku aqoonsaday Quduz caasimada dalka israaiil, Qaar kamid ah wadamada Islaamka ayaa sido kale si caro leh uga hadlay ...
DEG DEG : Afhayeenka Shabaab Cali Dheere oo Goordhow ku dhawaaqay War lama filaan ah
- Dec 9, 2017
Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere), Afhayeenka Guud ee Ururka Al Shabaab, ayaa si kulul kaga hadlay tallaabada Mareykanka uu Magaalada Qudus ugu aqoonsaday Caasimadda Maamulka Israel. Afhayeenka, ayaa war uu soo ...

Next Page »