ENGLISH NEWS

Hailemariam Desalegn oo si kulul uga hadlay Xiisada u Dhaxeysa Oromada iyo Soomaalida…

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desaleg ayaa si kulul uga hadlay rabshado dhiig badan ku daatay oo ka dhacay gudaha dalka Itoobiya, kaa oo u

Continue Reading »

Qeybta ENGLISH NEWS

DAAWO Muuqaal: Barnaamij Naxdin leh iyo Carruur Soomaali ah oo Laxasuuqay Ingiriiska….

Dalka Ingiriiska ayaa waxaa ka dhaca dilal ay isku geystaan dadka Soomaalida ah gaar ahaan dhallinyaradda. Barnaamij laga diyaariyay falalkan ay Soomaalidu isku dileyso ayaa

Continue Reading »

ENGLISH NEWS Archives

SAWIRRO: Ra’isul Wasaaraha Itoobiya oo Shan Qodob kala hadlay Madaxda & odayaasha Soomaalida & Oromada…
- Sep 18, 2017
Ra’isul wasaaraha xukuumada Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa kulan khaasa xafiiskiisa kula qaatay Madaxweynayaasha DDSI iyo Oromada, Odayaasha iyo Ganacsatada kasoo kala jeeda labada kilil oo ay colaadu u dhexeyso. Hailemariam Desalegn, ...
Xog: Ciidamada Xasilinta oo Howlgalkii Muqdisho u badalay qaab cusub…..
- Sep 18, 2017
Ciidamada Xasilinta Caasimada ayaa howlgaladii Magaalada Muqdisho ka badalay sidii hore waxaana howlgalada cusub ay yihiin kuwo habeenkii ah waxaana xalay howl gal ballaaran ka sameeyeen xaafado ka timid ah ...

« Previous Page