News By

(XOG)Halka Qalbi -dhagax lagu hayo iyo Wareysigii ugu dambeeyay ee lala Yeeshay asagoo loo diiday in ay..
Warar dheeraad ah ayaa waxa uu weli kasoo baxayaa xariga Sargaalka ONLF Cabdikariim Sheekh Muuse oo loo yaqaano Qalbi Dhagax. Qalbi Dhagax, ayaa iminka ku xiran Xarunta Sirdoonka Ethiopia ee ku ...
DEG DEG :-Ciidamada Kenya oo Dab qabadsiiyay Xarunta Shirkada Hormuud ay ku lahayd iyo Shaqaalihii Shirkada oo ka hor ka.
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ay gubeen xarun Isgaarsiin oo ku taal deegaanka Khadiijo Xaaji oo u dhaxeysa degmooyinka Beledxaawo iyo Ceel Waaq. Dadka deegaanka ayaa ...
DEG DEG DAAWO :-Ninkii Sawirkiisa Lagu Sheegay NABI Maxamed SCW oo Sheegay in laga Been Abuurtay’Fariin Adgana u diray Soomalia
Ninkii Sawirkiisa Lagu Sheegay Nabi Maxamed SCW Oo sheegay in laga been aburtay Sawirkiisa Fariin Adagna U diray Umahada Soomaaliyeed HALKAN HOOS KA DAAWO MUQAALKA
Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Khudbad ka jeedin doona Shirka Golaha Guud ee QM
Shirka Golaha Loo dhan yahay ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa maanta ka furmaya Magaalada Newyorka ee Dalka Mareykanka,iyadoo Soomaaliya uu uga qeybgalayo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha ...
AKHRISO :-Fowsiyo Yusuf Xaaji oo Weerar Afka ku qaaday Maamul Gobaleedyada Sheegtay inay isku indho tirayan qodobada Dastuurka.
Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore iyo Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay go’aanada maamul goboleedyada dalka ka jira ay ku garab marayaan ...
(DAAWO) AL-Shabaab oo Soo Bandhigay Rag ay ku Sheegeen Jaajuus ku dhex jiray..
Warbaahinta Ururka Al Shabaab ayaa soo bandhigtay Muuqaal Video ah oo ay ka duubeen saddex nin oo u dhashay dalka Kenya, Al Shabaabna ay ku eedeeyeen inay yihiin jawaasiis. Saddexdan nin ...
(DAAWO)Cali Khaliif Galeyr oo hadal Sir ah afka ka xaday Puntland iyo DFS oo ogaatay In QM ay ku……
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa shaaca ka qaaday in QM iyo Beesha Caalamka ay ka war hayaan heshiiska ay ugu biirayaan Somaliland. Isagoo ka hor hadlayay shacabka magaalada Buuhoodle ...
SAWIRRO: Dowlada Somalia oo Beesha Habar Gidir Magdhow ka siisay Khasaaraha Weerarkii Haanta-dheer ee Muqdisho…
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Gen. Jimcaale Cirfiid ayaa shalay lacag diyo magdhaw ah u qeybiyay ilaa toddoba qoys oo ay kaga dhinteen dad shacab ah, dagaalkii sabtidii ay ciidamada ...
Turkish Airweys oo xog yaableh ka bixisay dhaqaalaha ay ka faa’ido Soomaaliya & Halka ay uga jirta caalamka…
Madaxa shirkadda Turkish Airlines u qaabilsan dalka Kenya oo Reuters la hadlayay ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu kamid yahay dalalka ay shirkadda faaidooyinka ugu badan ka sameyso. “Soomaaliya waxey kamid ...
ARAG: Wiil Garaacid ku dilay Hooyadiis oo 81 jir ah Si uu Xaaskiisa uqanciyo (Subxaanallah)
Hooyo Da’ ah ayaa dhimatay kadib markii wiilkeeda uu six un ugaraacay, arintan ayaana ka dhacday magaalada Alexandria ee dalka Egypt sidaaas booliska ayaa sheegay. Haweeneydan oo aheyd 81-sano jir lagu ...

Next Page »