DEG DEG : Dagaal Xoogan oo ka dhacay Galmudug Iyo Shabaab oo Weeraray Ciidanka.

Wararka naga soo gaarayo deegaanka War-mooley oo u dhaxeeya Degmooyinka Ceelbuur iyo Dhuusamareeb oo kawa tirsan gobalka galgaduud ayaa sheegaya in saakay xaalada degantahay kadib markii shalay gelinkii dambe uu dagal ku dhaxemaray al shabaab iyo dadka degaanka.

Dadka degaanka ayaa sheegay inay Cabsi badan ay qabaan,maadaama Shabaab iyagu aan ka fogeen degaaanka.

Saraakiisha Ciidamada Xoogga ayaa bilaabay in ay u gurmadaan Dadka Shacabka ee la dagaalamay Al-Shabaab.

Dagaalkii Shalay ee dhexmaray Dadka Degaanka iyo Al-Shabaab ayaa waxaa la Sheegay inuu salka ku haayo labo arin oo kala ah, tababar la sheegay in ay Al-shabaab doonayaan in loo sameeyo odayaasha iyo dadka da’da ah si ay uga qayb qaataan dagaalada shabaab iyo dilka Lobo qof oo shacab ah oo ay Shabaab fuliyeen.

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




FEATURE VIDEO