DEG DEG DAAWO Warkii Ugu Cuslaa oo Kasoo Kordhay Wadaladaladii Somalia & Somaliland+Muuse Biixi oo ku dhawaaqay

Xilli dhawaan ay ka furi doonaan dalka Jabuuti oo daris la ah dalka Soomaaliya wada hadalo u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ee ka arimiya goboladda Waqooyi ee dalka ayaa waxaa arintaasi siyaabo kala duwan uga hadlay shacab weynaha ku dhaqan magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Shacabka ayaa ugu baaqay Mr. Biixi madaxweynaha maamulka Somaliland in uusana ka qayb gelin wada hadaladaasi waa sida ay sheegeene Yasmo lagu hayo Somaliland darteed.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




FEATURE VIDEO