DAAWO VIDEO : Gudoomiye Yariisow Oo Muqdisho ka bilaabay Shaqa uu Caan ku ahaa Ex-Gudoomiye Thaabit

Guddoomiyaha ayaa socod ku soo maray goobaha qashinka laga gurayey oo kamid ah degmada Xamar-Weyne, waxana uu gacantiisa kaga qayb qaatay guridda qashinka, isagoo ku dhiirigeliyey shacabka Muqdisho in kaalintooda ay ka qaataan bilicda caasimadda oo muhiim u ah soo celinta sharafkii ay lahayd.

“Waxaan u mahadcelinayaa cid walba oo ka qeyb qaadata nadaafadda iyo bilicda magaalada, shacabkana waxaan ugu baaqaynaa in door-kooda ay qaataan oo iska guraan qashinka”.Ayuu yiri Guddoomiye Yarisow.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




FEATURE VIDEO