DAAWO : Maxaa kala Qabsaday Cali Xaraare iyo Gabadh uu Shukaan Sanayey oo Qabiil ku Weerartay +Qosol

Wariyaha caanka ah ee Cali Xaraare ayaa soo bandhigay Qiso Yaab leh oo ka qabsatay Gabar uu Shukaansan jiray Taasi oo ku Wareerisay Qabiilka uu kasoo jeedo,

Cali ayaa sheegay in Gabadha uu ku nacay qabiilka oo si aad ah u jaceyld iyadoo diiday inuu wax wada sheekeystan

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




FEATURE VIDEO