DAAWO : Farax Macalin Oo Kashifay Sir Culus oo ku Saabsan Kiiska Qalbi dhagax

Gudoomiye ku xigeenki hore Baarlamaanka Dalka Kenya Faarax Macalin ayaa marka hore sheegay in madaxda Ururka ONLF uu kala hadlay joojinta dagaalada ay wadaan si ay uga waantoobaan waxyaabaha ay ku hayaan Xabashida.

Waxa uu sheegay in Madaxdaas ay jawaab uga dhigeen in Soomaalida meelkasto oo ay joogaan ay ku tartamayaan dhiibidooda isla markaana waligeed lagu wareejin jiray Itoobiya.

Waxa uu sheegay in ay ku doodayaan in horay Maamulka Hargeysa ay u bixiyeen Dowladda Hadda jirta ee Federaalka ahna ay Dowladda Itoobiya ku wareejiyeen Cabdi Kariin Muuse Qali-Dhagax oo ka mid ah Madaxda Jabhada ONLF.

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




FEATURE VIDEO