DEG DEG DAAWO : Dil Naxdin leh oo ka dhacay Magaalada Hargeysa iyo Ninkii dilka geystay oo Sheegay.

Taliska Booliska Somaliland ayaa ka hadlay dil Xaafada Siinay oo ka mid ah Magaalada hargeysa loogu geystay nin shacab ah.

Dilkan oo loo adeegsaday toorey ayaa waxaa geystay nin ka mid ah dadka xamaalatada ah ee ku dhaqan Hargeysa uu nin kale tooreyda la dhacay sidaasna uu ku geeriyooday.

Afhayeenka Booliska Somaliland Feysal Xiis ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen Booliska muddo 30 daqiiqo gudahood ah ku soo qabteen ninkii gacan ku dhiiglaha ahaa ee geystay dilka.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




FEATURE VIDEO