DAAWO : Maxaa Ka Jira Inuu Geeriyooday Atooraha Caanka ah Cali Dheere

Wararka ka imaanaya dalka Hindiya ayaa Sheegaya in Atooraha Caan ka ah ee Amitah Bachchan uu geeriyooday .

Warbaahinta dalka Hindiya ayaa Maanta shaaciyay inuu geeriyooday Atooraha dalka Hindiya ugu caansan Amitah Bachachan somaalidana u taqaan CALI Dheere taasi oo been noqotay lakiin wali Atooraha uu ku jiro isbitaalka.

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




FEATURE VIDEO