DAAWO : Dumar iyo Rag ka Gacansanayey Xayawaan Diinka oo La Qabtay

Ciidamada amaanka maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay sagaal qof oo la sheegay in ay ku howlanaayeen ka ganacsiga xaawaanka Diinka oo sharci daro ka ah Deegaanada Somaliland.

Wasiirka wasaaradda Deegaanka Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare oo maanta Warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in la qabtay 9-qof iyo gaadiid ay wateen kuwaa oo ay sheegtay in ay ku howlanaayeen ka ganacsiga Diinka.

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




FEATURE VIDEO