XOG : Yaa kamid Ah Masuuliyiinta Madaxweyne Farmaajo u Magaacabayo Xilka Safiirnimo

Madaxweynaha Dowlada federaalka Somaliya Maxamed C/llahi maxamed Farmaajo ayaa dhawaan wuxuun magacabi doonaa Safiiro gaaraya 11

Safiiradan ayaa lagu abaalmarin doona sidaan xogta ku helnay shaqsiyaad kaalin weyn ka qaatay ololihii Farmaajo lagu soo doortay.

Sidoo kale, xubnaha xilalkan loo magacaabayo waxaa ku jira shaqsiyaad ay saaxiibo dhow yihiin madaxweynaha, iyadoo la filayo safiiradan in maalmaha soo aaddan la magacaabo.

Waxaa hadda safiir la’aan ah safaaradaha ugu waaweyn ee Soomaaliya ku lahayd caalamka intooda badan, iyadoo weli rag loo magacaabin halkaasi.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




FEATURE VIDEO