DEG DEG DAAWO : Mukhtaar Roobow Oo balan ku qaaday in Shabaab Sanadkaan Dalka ka Saari doono

Sheekh Mukhtaar roobow abu mansuur oo abaabul dagaal ka waada deegano ka tirsan maamulka Koonfur galbeed iyo jubbaland uu kula galaayo dagaal kula galayo ururka shabaab,

Dhaqdhaqaas uu wado mukhtaar roobow xoogiisa waxaa uu ka socda Bay ,Bakool ,iyo deegano ka tirsan Shabeelaha Hoose Mukhtaar Roobow abu mansuur oo hore uga tirsanaa Saraakiisha Sare ee shabaab ayaa wacad ku maray inuu dhawaan qaadi doono dagaal ka dhan ah Shabaab isago oo hogaamin doona Dgaaalkaas

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




FEATURE VIDEO