DAAWO VIDEO :-MD Farmaajo iyo Muuse Biixi Oo Kulmaya Markii ugu Horeysay ,Sababta oo la Ogaaday

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in markale ay dib u bilaabmi doonnaan wada-hadalladii u dhexeeyay Soomaaliya isla markaana dhawaan ay labada madaxwayne ee Farmaajo iyo Muuse Biixi ku kulmi doonnaan dalka Jabuuti sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire.

Sidoo kale, Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire waxa uu sheegay in wada-hadalladii laga wareejiyay dawlada Turkiga doorkii dhex-dhexaadnimo ee ay ku lahayd isla markaana loo wareejiyay dawladda Switzerland.

Wasiir Sacad waxa uu sheegay in dawladda Turkigu aanay dhex ka ahayn wada-hadallada oo ay u xaglinaysay ama taageersanayd dhanka Soomaaliya.

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




FEATURE VIDEO