DAAWO : Somaliland Oo Afka Furtay kana hadalay Ciiidamo Cusub oo la Keenay Gobolka Sanaag

Warar sheegayo in ciidamo ka tirsan dowlada federaalka somaliya laga qorayo qeybo kamid ah deeganada Somaliland gaar ahaan gobolka Sanaag ayaa waxaa arintaas ka hadlay gudoomiyaha badhan ugu magacaabay maamulka somaliland Cali Xuseen

Gudoomiye Soomaali oo ugu horeynba ku dheeraaday xaaladaha amni ee gobolka Sanaag ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in deegaanada bari ee gobolka Sanaag ay ka socdaan qorshayaal lagu qorayo ciidamo ka tirsan Soomaaliya

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




FEATURE VIDEO