DAAWO : Gabadh Habeenkii Arooskeeda La Furay Kadib Markii Lagu Arkay

Waxaan Halkan idin kugu soo gudbineynaa muqaalka Gabadh kasheekeysay Dhacdo xanuun badan oo qabsaday Habeenkii Arooskeeda,
Gabadhan ayaa tiri Ninkeyga waxaa uu i furay Habeenkii ugu horeysay ee Guriga isla tagnay kadib markii ay sheegtay inuu arkay wax aysan u sheegen intii ay wada Socdeen sidaasna u furay hebeenkii arooskeeda

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




FEATURE VIDEO