DHAGEYSO :- Kiiski dilka ah ee loo Haysto Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh oo bilaabatay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta oo Sabti ah bilowday dhageysiga Kiis dil ah oo ku saabsan dilkii dhawaan Magaalada Muqdisho loogu geystay Taliye Ku xigeenkii hore ee ciidanka badda Soomaaliya Saciid Aadan Yuusuf (Siciid Mariino).

Dilka taliye ku xigeenka ayaa waxaa geystay Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh oo ka tirsan ciidamada Badda Soomaaliya, islamarkaana Saciid Mariino ku dhex dilay Xafiiskisa 18-kii Bishii lasoo dhaafay.

Dhageysiga Dacwadda ayaa saakay ka bilaabatay xarunta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ee Darajada Koowaad.

HALKAN HOOS KA DHAGEYSO KIISKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




FEATURE VIDEO