Daawo : Oday 90-Jir ah Oo idaacada ka bartay Tafsiirka Qur’aanka Kariimka

Aw Maxamed Ibraahim oo ah oday 90jir ah oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxa uu tafsiirka qur’aanka ka bartay idaacadda Radio Hargeysa isagoo ku dhawaad 15 sano ka baranaayay tafsiirka idaacadda.

Sidoo kale waxaa ka hadlay Arinta Aw Maxamed Ibraahim , Sheekh Dirir oo sheekha Tafsiirka Qur’aanka kasoo jeediya magaalada Hargeisa.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




FEATURE VIDEO